Wasiiro katirsan Puntland oo caawa xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xilka looga qaaday Wasiiro iyo wasiir kuxigeeno katirsanaa maamulkaasi, waxaa sidoo kale Madaxweynaha magacaabay badalka wasiirada uu xilka ka qaaday. Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Warfaafinta maamulkaasi iyo Wasiirka Kaluumeesiga , waxa uu sidoo kale Madaxweynaha xilka ka qaaday Wasiir kuxigeeno. Halkan … Continue reading Wasiiro katirsan Puntland oo caawa xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay